skriftstørrelse

MAWDUUCA 2: UUR – ANIGA XITAA?

Xagga wiilasha waxey la noqoneysaa lamafilaan wayn markey ogaadaan in ey gabarta uur leedahay. Isla markii waxaa laga yaabaa in asaga isku fiiryo indho cusub.

 

Isbadal caadi dhaco waxaa waaye inkiraad. In eyna ku arkin runtii indhahooda: “ tanni ma dhicikarto. Waa laga gudbaa.”

Isbadal caadi ah wiilasha iyo gabdhaha dhexdooda.

BUUQ

Miyaad heshay uur aana ku talagalin, wax kasto waxey kula noqoneysaa cajiib  aad u wanaagsaneyn iyo qarracan. “waxaan run ma noqon karaan”.  “ waxaan yar wax wayen ma noqon karaan!” aad bee u fududtahay in aad iska heysatid fikrado xunxun xaalada sidaan camal aad ku jirtid. Aad bee u fududahy wixii marka ey kugu dheceen inn aad kadib ka fikirtid. “Side baan aniga uqaadan waayey salbatiibo?” “Sideebaa aniga heer kaan ku gaarey?” waxaa laga yaabaa in aad is eeydeeysid iyo  xishood iyo in aad ogeen qof aad la qeebsatid waxyaabahaan.

Baraarugsanaan

Waqti kabacdi waxaad ogaaneysaa in uurka oo yahay wax jiro. Wiilka iyo gabartuba waxa ey ku jiraan waqti muhiim ah ey ka fikairaan xaaladahooda. Waxba ma tareeso in ee been been u sharraxdaan mise ey aamminin. Hada waxaa waaye in ee xooga saran xaalada ey ku dhexjiraan.

Baaraandegid

“ Maxaa hada qabaneynaa?” inta ka bilaab waxaa fiican in aad dooratid/dooratiin waxii sax idin eh

Ka shaqey su’aalo wiilasha loogu talagalay:?

Side aad dareemileheed marka aad ogaatid gabarta aa u tagtid in ee leedahay uur?

 

 

Usii soco baabka kale >