skriftstørrelse

MAWDUUC 8: GO’AAN ADAG

 

Ilmo soo ridida waxaa waye xuquuq gabdhaha iyo dumarka wada heeystaan. Miyaad khaadey uur aad ku talagalin waad in go’aan gaartid:

Haddii aad qaadid uur aadan ku talagalin waa qasab in aad gaartid go’aan:

In aad ilmaha haaysatid ama in aad iska soo ridid. Tani waxaa waaye wax aan ciyaar ku jirin iyo iyadoo ku adagtahay dadka qaarkood in ey go’aan ku gaaraan, marwalba sida loo fiiriyo ilmo soo rididda. Tan ugu horeeysa waqti yar ayaa heysataa. Tan labaad waxaa waaye go’aan la badalikarin.

Go’aan micnihiis waxaa waaaye in aad wax oggalaatid iyo in aad wax diidit. Tanni waxey noqon kartaa marmarka qaarkood wax aad u xanuun badan. Inta waxaa imaaneey dareemo, ku saabsan akhlaaqda ama anshaxa la xiriira.

Tilaabo jidka loo maro sida  go’aan lagu gaaro

  • Haggaaji dareemaha isku dhexyaaqsan
  • Xaqiida la soco. Tani waa dhacday.
  • La soco. Maxaa waaye fursadaha?
  • Ka fikir noocayaha kala duwan aad kala dooran kartid iyo ciribdanbeedkooda.
  • Go’aan

Ka shaqeyn

Go’aan gaarid , waxey noqon kartaa faa’iido dhisayo dood soo jiidaayo jidka oo dooda ku socoto.

La shaqeey misaanka.

Waa maxay Go’aanka adiga dooranlaheeyd hadii adiga gaari laheyd go’aan?

Usii soco baabka kale >